top of page

*****MUWAADIN KA FAGOOW QUDHUNKA QABYAALADDA*****

  • Feb 20, 2018
  • 1 min read

Qabyaaladu waa Aafo Qaran oo Ina Ragaadisay Qayrkeena Inaga Reebtay, Marwalbana way inala Dhararan Tahay Lkn waxaynu U baahanahay Inaan Iska Dheerayno, Qabyaaladu waa Furaha Ququbka Iyo Kala Jabka Bulshada, Markasta Oo ay Qabyaaladu Badato waxaa Badanaya isnacaybka,Kala Jabka,Faanka,iyo Qof jeclaysiga,Isdulaysiga,Iyo Wax Kasta Oo Xun. Muwaadin Adiga ayay Kugu Xidhan Tahay Inaad Kala Dooratid QoqobKa ama Midnimada Bulshada. (Hilbo Wada Dhashiyo Hayb Qudhaynu Nahay) Fadlan Fariintan Faafi :-Like,Comment and Share

Ururka Wacyi-galinta Dhalinyarada Iyo Bulshada Somaliland

Somaliland Youth Awareness Community Organization (SOYACO)


 
 
 

Comments


Featured Posts
Check back soon
Once posts are published, you’ll see them here.
Recent Posts
Archive
Search By Tags
Follow Us
  • Facebook Basic Square
  • Twitter Basic Square
  • Google+ Basic Square

Follow us on

  • Twitter Social Icon
  • facebook

Contact us.

We would love to hear from you.

+25263-4668100

Address

Hargeisa, Somaliland

©2017 by SOYACO ORGANIZATION. Proudly created with SOYACO team.

bottom of page