Dhibaatada Qabyaalada/ The Dangerous Case Of Tribalism
- Nov 12, 2017
- 2 min read
Muwaadin Ka Fagoow Arimaha Qabyaalada Waqtiga Doorashada. Qabyaaladu waa Aafo Qaran oo Ina Ragaadisay Qayrkeena Inaga Reebtay, Marwalbana way inala Dhararan Tahay Lkn waxaynu U baahanahay Inaan Iska Dheerayno, Qabyaaladu waa Furaha Ququbka Iyo Kala Jabka Bulshada, Markasta Oo ay Qabyaaladu Badatana waxaa Badanaya isnacaybka,Kala Jabka,Faanka,iyo Qof jeclaysiga aad Qabyaalad Ku jeclaanaysid. Si ayna Sidaasi U dhicin Waxa La Inaga Rabaa Inaan Ka Hortagno Fariintana Aan Gaadhsiino dhamaan Qof Walba oo ay Khusayso
Dhibaatada qabyaaladu waa mid aan ka wada war hayno, gaar ahaan maalmahan danbe ee Olalaha doorashooyinka Somaliland ay Socdaan. Sidaa daraadeed, ka urur ahaan waxaan direynaa fariin ah #Muwaadin ka fogow qabyaalada, ilaalina danta guud oo ah nabada aan ku noolnahay dhamaanteen.
Qabyaaladu waxay baabisaa horumarka umada iyo wada noolaanshahooda, gaar ahaan, Nabada. Nabadu waa shay-ga dantu inoogu wada jirto, waayo, nabad ayaan wax ku baranaa, nabad ayaan suuqa ku marnaa lakiin hadii la waayo wax badan ayaa halaabaya.
Dear brothers and sisters, in Somaliland, there is a growing problem which is a tribalism. As we approach to the 2017 presidential elections, tribalism has been getting worse due to the fact that many narrow-minded using it as a tool for campaigning.
We as a SOYACO Organization recommend to every Somalilander not to be familiar with this toxic stuff (tribalism). We want to send our message of peace and stopping the tribalism. Tribalism degrades our peace in which we have been living in over the past couple of years. Bearing in mind this, we strongly recommend to every citizen to be part of peace building, not destruction.
Our message to our community here in Somaliland is '' PLEASE NOT BE PART OF THE TRIBALISM SPREADING, BUT BE PART OF PEACE KEEPING, LOVE, DEVELOPMENT AND UNITY.






Comments