top of page

“Ha Noqon Balo Abaabul Ee Noqo Balo Dajiye”

  • Nov 23, 2017
  • 1 min read

Marwalba oo ay dhacdo doorasho ama uu Dhaco Tartan ogoow Lama wada Guulaysto ee cid uun baa Guulaysata,Yayna Caadifadu Ina Shaqaynin Ee Caqliyadu Ha Ina Shaqayso Marwalba,Tartankii Wuu Dhamaaday,Imika Waxaan U Baahanahay Somaliland Mid ah Oo Is Jecel,Gacmaha Ishaysata,Walaaltinadeedii Iyo Horumarkeediina Halkiisii Kasii Ambaqaada. Cadawgeena Ha Inoo Jabin Muwaadin Adigu Qarankan Baad Leedahay, Ciidan Baad Leedahay. Nabadan Baad LeedahaY,Adigu Horumarkan Baad Leedahay, Wadooyinkan Iyo Hantida Dalkan ayaad Leedahay, waxaad Tahay Aqoonyahankiisii,waxaad Tahay Dhalinyartiisi,Marwalba Ku Dadaal Inaad Waxeena Inoo Ilaalisid Dadka Kalana Aad U sheegtid ama Gaadhsiisid Mahadsanid.


 
 
 

Comments


Featured Posts
Check back soon
Once posts are published, you’ll see them here.
Recent Posts
Archive
Search By Tags
Follow Us
  • Facebook Basic Square
  • Twitter Basic Square
  • Google+ Basic Square

Follow us on

  • Twitter Social Icon
  • facebook

Contact us.

We would love to hear from you.

+25263-4668100

Address

Hargeisa, Somaliland

©2017 by SOYACO ORGANIZATION. Proudly created with SOYACO team.

bottom of page